Xuutiyiinta oo weeraray Markabka dagaalka USS Harry S. Truman
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inay ku beegsadeen gantaalada ridada dheer ee ballistic-ga ah iyo diyaaradaha dagaal ee aan duuliyaha laheyn markabka diyaaradaha dagaalka Mareykanka ee loo yaqaan USS Harry S. Truman ee ku sugan Badda Cas. Xuutiyiinta Yemen ayaa wacad ku maray inay ka jawaabi doonaan weerarrada Mareykanka uu ka gaystay goobaha ay maamullan ee…