
Dowlada oo sheegtay inay dishay horjooge sare oo al-Shabab ah
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan, kaasoo lagu dilay horjooge sare ka tirsana kooxda Al-shabaab. War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay horjooge sare oo lagu magacaabo Cali Axmed Guure Cali Qoyane, kasoo…