
Dagaal culus oo ka dhacay Raaskambooni
Raaskambooni– Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal maanta ka dhacay deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa maamul-goboleedka Jubbaland. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen laba dhinac oo ka wada tirsan Daraawiishta Jubbaland, waxaana ka dhashay khasaare leh dhimsho iyo dhaawac….