Madaxweyne Cirro oo kulan wada-tashi ah la qaatay madaxdii hore ee Somaliland
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa galabta kulan isugu yeedhay Madaxweynayaashii 3aad iyo 5aad ee Somaliland, si uu ugala tashado xaaladda guud ee Somaliland. Madaxweynaha ayaa, sida uu ku sheegay boggiisa Facebook, kulan afur ah la qaatay Madaxweynayaashii hore, Muuse Biixi Cabdi iyo Daahir Rayaale Kaahin, si uu ugala tashado arrimaha muhiimka ah ee…