Soomaaliya: Dowlada oo ugu baaqday shacabka inay ka fogaadaan goobaha shabaabka ay xukumaan
Dowladda Federaalka ayaa shacabka Soomaaliyees ugu baaqday in ay ka fogaadaan goobaha fara ku tiriska ah ee ay ku harsan yihiin Khawaarijta Al-shabaab, kuwaas oo ku soo koobmay in ay shacabka shibaateeyaan. Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda Soomaaliya Daa’uud Aweys ayaa sheegay in any Dowlasdu kordhisay duqeymaha cirka ee ay ka fulineyso goobaha ay joogaan…