Dowladda Soomaaliya oo diiday dalabkii Maraykanka ee qaabilaadda shacabka Qasa
Dowladda Soomaaliya ayaa gabi ahaanba diiday dalabkii dowladda Maraykanka ee ahaa in qayb ka mid ah shacabka magaalada Qasa ee Falastiin dib u dejin loogu sameeyo dalkeeda, sida ay werisay Reuters. Fiqi Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in waddankiisu aanu aqbalaynin dalab ama qorshe kasta oo xagal-daacinaya xaqa dadka reer Falastiin ee…