Raysal Wasaare Xamse oo maanta daahfuray qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025-2029
Raysal Wasaraaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa daahfuray qorshaha isbeddelka Qaranka (National Tranformation Plan 2025-2029). Raysal wasaare Xamse ayaa sheegay in qorshahan ay ansixiyeen Golaha Wasiirrada uu ku saleysan yahay hanaan lagu horumarinayo kaabayaasha kala duwan ee dalku leeyahay, islamarkaana lagu tayeynayo hey’adaha kala duwan ee dowladda. Qorshahan isbedelka Qaranka oo qoraalkiisu soo…