
Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle oo booqday magaalada Eldoret
ELDORET, KENYA – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, Mudane Jibriil Ibraahim Cabdulle, ayaa booqasho rasmi ah oo taariikhi ah ku tagay magaalada Eldoret, oo ka tirsan gobolka Rift Valley ee dalka Kenya. Eldoret, oo ah magaalada shanaad ee ugu weyn Kenya, ayaa caan ku ah jaaliyad Soomaaliyeed oo si weyn ugu lug…