Ciro oo Magacaabay Guddiga Nabada Somaliland
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 21/01/2025 uu wareegto Madaxweyne ku aasaasey Guddida Nabadda Jamhuuriyada Somaliland Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan :- 𝐗𝐞𝐞𝐫 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 𝐋𝐫 𝟎𝟏/𝟎𝟏𝟐𝟎𝟐𝟓. 𝐀𝐚𝐚𝐬-𝐚𝐚𝐬𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐫𝐤𝐚𝐲: Qodobada 90aad iyo 113aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐫𝐤𝐚𝐲 : Qodobka 63(3)…