Somaliland oo Bilowday Olole Lagu Masaafurinayo Dadka Itoobiyaanka ah

Xukuumadda Somaliland ayaa qaaday olole lagu qabqabanayo dadka Itoobiyaanka ah ee aan sharciga haysan si loogu celiyo dalkoodii. Ciidamada booliiska magaalada, oo wata baabuurta shabaqa leh ee maxaabiista lagu qaado, ayaa saaka lagu arkay goobaha suuqyada iyaga oo qabqabanaya dadka Itoobiyaanka ah ee sharci la’aanta ku jooga Somaliland.Inkasta oo ay jiraan dad badan oo Itoobiyaan…

Read More

Taliyaasha ciidanka Qaranka Soomaaliyo iyo Itoobiya oo war-murtiyeed wadajir ah soo saaray

Taliyaasha ciidanka Qaranka ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa si wadajir ah soo saaray war-murtiyeed ku Saabsan xaaladda labada dal. Arintan ayaa imaaneysa ka dib markii wafdi uu hogaaminayo taliyaha ciidamada xooga dalka Ethiopia Field Marshal Birhanu Jula, oo uu wehlinayo taliyaha sirdoonka qaranka Ethiopia Redwan Hussein soo gaaray magaalada…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Tripoli ee Dalka Liibiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya, halkaas oo uu ku tagay booqasho rasmi ah oo lagu xoojinayo xiriirka labada dal. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Tripoli, ku soo dhaweeyey madaxda sare ee dowladda Liibiya, waxa…

Read More

Danjire Mohamed Zubeyr oo la kulmay Madaxa Jamhuuriyadda Tatarstan ee dalka Ruushka

Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Ruushka Mudane Mohamed A. Zubeyr ayaa kulan heer  sare ah la qaatay Madaxa Jamhuuriyadda Tatarstan ee dalka Ruushka Mudane Rustam Minnikhanov. Kulanka labada dhinac waxaa looga wada hadlay arrimo badan oo dhanka ganacsiga iyo wax wada qabsiga,kaas oo ay ka faa’iidaysan doonaan Tatarstan iyo Soomaaliya. Danjire Zubeyr ayaa muddooyinkaan aad…

Read More

SODMA oo soo xirtay tababar kor loogu qaadayo hawlwadeenada gurmadka Deg Dega ah

Xarunta Qaran ee Hawlgallada Gurmadka Deg-degga ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa soo gabagabeysay tababarro toos ah (practical) oo lagu diyaarinayay aqoonta iyo kartida howlwadeennada gurmadka ee xaaladaha deg-degga ah oo isugu jira kooxda dab-damiska, wicitaannada iyo caafimaadka. Ujeedka ayaa ahaa, sidii kooxahaan ay wadajir ugu howl-gali lahaayeen xilliyada loo baahan yahay jawaab aan daah-lahayn, sida…

Read More

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo furay Tartanka Cayaaraha Kubadda Koleyga ee Degmooyinka Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa daah furay Tartanka Cayaaraha Kubadda Koleyga ee Degmooyinka Gobolka Banaadir 2025, oo hal ku dhig looga dhigay (Ciyaar oo Codkaaga Dhiibo). Tartankaan oo u goob joog ka ahaa Wasaarada Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS General Bashiir Maxamed Jaamac, Madax ka socotay Wasaaradda Cayaaraha…

Read More

Mareykanka oo duqeyn culus ku garaacay godad ay ku jireen Daacish

Diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka oo taageeraya ciidamada Puntland , ayaa xalay duqeymo culus ku garaacay buuraha Calmiskaad, gaar ahaan godad la sheegay in ay ku sugnaayeen saraakiil iyo dagaallamayaal katirsan kooxda Daacish Qoraal kasoo baxay taliska ciidanka difaaca Puntland ayaa lagu sheegay in duqeyn dhinaca cirka ah diyaaradaha Mareykanka xalay abaaro sagaalkii habeennimo ka fuliyeen…

Read More

Taliyaha Booliiska oo ku baaqay in la xoojiyo doorka Amni ee saaran ciidanka

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xarunta Taliska guud ee Ciidanka kula kulmay saraakiisha hoggaanada, qeybaha iyo fadhiyada madaxa banaan ee ciidanka Booliiska . Kulankaasi oo ahaa todobaadle  waxaa warbixino ku saabsan ammaanka looga dhageystay saraakiisha qeybta guud ee gobalka banaadir , hoggaanka baarista dambiyada CID, taliska La dagaalanka argagixisada iyo…

Read More

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo Maanta dib ula wareegay deegaanada Ceelbaraf iyo Miirtaqwa

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa goordhaw dib ula wareegay gacan ku heynta deegaanada Ceelbaraf iyo Miirtaqwa ee gobalka Shabeellaha Dhaxe. Dib ula wareegista deegaanka Ceelbaraf ee ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa timid markii halkaas 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay gacanta ku hayeen kooxda Al-shabaab. Ciidamada iskaashanaya ayaa…

Read More

Jubaland oo gogol nabadeed kala dhex dhigtay 3 beel oo ku dagaalantay Degmada Luuq

Wararka ka imaanaya magaalada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowladda Jubaland, Maxamuud Sayid Aadan, uu soo gabagabeeyay shir looga hadlayay sidii xal waar looga gaari lahaa dagaalka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo. Maxamuud Sayid Aadan ayaa shaaca ka qaaday in Jubbaland ay gogosha nabadeed ay dhigtay Degmada Doolow…

Read More