Shirkadaha Turkish Airlines iyo Qatar Airlines oo hakiyay duulimaadyadii ay ku imaan jireen magaalada Muqdisho

Shirkaddaha duulimaad ee Turkish Airlines iyo Qatar Airlines ayaa hakiyay duulimaadyadii sida maalin laha ahaa oo ay ku imaan jireen magaalada Muqdisho kadib markii ay soo baxeen digniino dhinaca amaanka ah oo la xiriira Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade. Warar aan helnay ayaa sheegaya in Shirkadda diyaaradaha ee Turkish Airlines ay hakisay duullimaadyadeedii caalamiga ee…

Read More

Ciidan ka tirsan Daraawiishta Koofur Galbeed oo tababar loogu soo xiray Baydhabo

Raโ€™iisul Wasaare kuxigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalam Cabdi Cali oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa tababbar usoo xiray dufcadii 9-aad ee Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed. Ciidanka loo soo xiray tababarka oo ka mid noqonaya daraawiishta Koonfur galbeed ayaa loo diyaariyay inay qeyb ka noqdaan sifeynta kooxda…

Read More

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฅ๐จ๐จ๐ a ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ a๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š c๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š๐จ๐จ๐ค๐š๐๐ก๐š๐œ๐š๐ฒ Muqdisho

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diriye (Yabooh) ayaa guddoomiyay shir looga hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan Saraakiisha Amniga Caasimada Qeybahooda kala duwan.   Taliyaha Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare  Mahdi Cumar Mumin iyo Taliyaha Nabad sugida Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare  Cabdifataax…

Read More

Taliyaha Ciidamada Itoobiya: Itoobiya wakhti yar baa ka xiga inay kamid noqoto dalalka ku xeeran Badda Cas

Mar uu ka qubadeeynayay xaflad lagu qabtay xero military oo ku taala dalkaasi Ethiopia, Taliyaha Ciidamada Itoobiya, Janaraal Birhanu Jula, ayaa sheegay in wakhti yar kaliya ay ka harsan tahay in Itoobiya ka mid noqoto dalalka ku xeeran Badda Cas. Hadalka Janaraal Birhanu ayaa yimid dhowr maalmood kadib markii Itoobiya iyo Soomaaliya ay gaareen is-afgarad…

Read More

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka u qaabilsan dalalka Soomaaliya, Kenya, Rwanda iyo Uganda Mr.Qimiao Fan, oo booqasho ku yimid Muqdisho. Kulanka ayaa diirradda lagu saaray xoojinta xiriirka wada shaqayneed iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, iyo taageerada Bangiga Adduunka ee ku aaddan dhinacyada dowlad-dhiska, maamul…

Read More

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo xafiiskiisa oo qaabilay masuuliyiin ka socday dalka Masar

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin sare oo ka socday dalka Masar. Kulan gaar ah oo taliyaha iyo masuuliyiintu yeesheen ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka amniga, horumarinta xirfadaha saraakiisha Boliiska iyo iskaashiga labada dal ee dhanka tababarrada iyo la dagaallanka dambiyada abaabulan iyo daroogada.

Read More

Golaha shacabka oo soo gabangabeeyey dood ku saabsan xasaanadda iyo safarada Xildhibaanada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga lixaad kulankiisa sedaxaad oo lagu sii amba qaaday dood la xiriirtay soo jeedinta Xildhibaano ka tirsan Golaha taasoo ku saabsaneyd ilaalinta xasaanadda iyo safarada…

Read More

Wasiir Biixi oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Yurub

Wasiirka Maaliyadda dowladda FS mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula yeeshay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Wafdi ka socda Midowga Yurub oo ay hogaaminaysay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Ms. Karin Johansson iyo xubnaha sare oo ka tirsan xafiiska Midowga Yurub ee Soomaaliya. Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray dib-u-eegista taageerada miisaaniyadeed…

Read More

Raโ€™iisul wasaare Xamse oo magacaabay agaasimayaal guud

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaal guud iyo xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga. Magacaabistan ayaa qeyb ka ah dadaallada dib-u-habeynta iyo xoojinta hayโ€™adaha dowladda si loo hagaajiyo shaqada wasaaradaha. Arintan ayaa ku soo beegmeysa ka hor inta uusan wafdi heer sare ah ee uu hogaaminaayo Raysalwasaaraha Xukuummadda…

Read More