Warbixin: Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Deegaanka oo Weerar Culus ku Qaaday Khawaarijta Gobolka Hiiraan
Hiiraan, Soomaaliya – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garabsanaya kuwa deegaanka gobolka Hiiraan ayaa waaberigii hore ee maanta qaaday weerar qorshaysan oo dhowr jiho ah kaga yimid dhanka Khawaarijta, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay ku firxanayay dagaalladii ka dhacay deegaanka Ceelhareeri ee hoos yimaada degmada Moqokori. Weerarkan ayaa si gaar ah uga dhacay duleedka deegaanada…