Ra’iisul wasaare Xamse oo ka tacsiyeeyey geerida Jeneraal Moorgan
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, Qaranka iyo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed, kaddib geerida Allaha u naxariistee Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo maanta ku geeriyooday dalka Kenya. Ra’iisul Wasaaraha ayaa qoraal rasmi ah oo uu soo saaray ku sheegay…