
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay culimada Soomaaliyeed
Mohamud Moalim Abdulle, guddoomiyaha hey’ada maareeynta musiibooyinka oo uu wehliyo ku xigeenkiisa yaa manta kulan kula yeeshay culimaa’udiinka Soomaaliyeed magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Kulanka ayaa diirada lagu saaray hortagga colaadaha sokeeye, muhiimadda ay leedahay wacyi-galinta wax-garadka iyo u diyaar-garowga yareynta khatarta ka dhalan karta abaarta La-nin la qaatay culimada Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Hay’adda ayaa culimada…