Somaliland: Madaxweyne ku xigeenka oo daah furay qeyb ka mida Isbitaalka Borama
Madaxweyne Ku xigeenka JSL Md.Maxamed Cali Aw Cabdi oo maanta daah furay Dhismaha Waaxda Gargaarka degdega ah iyo dhaawacyada Cusbitaalka guud ee Magaalada Boorama. Madaxaweyne Kuxigeenka JSL Md.Maxamed Cali Aw Cabdi iyo Wafti Balaadhan oo u hogaaminayo ayaa maanta socdaal hawleed ugu ambo baxay gobolada galbeedka Somaliland ayaa soo dhawayn loogu sameeyey deegaanka goroyacawl ee duleedka Boorama. Waxaana socdaalka…