Munaasabad lagu taagerayo doorashooyin qof iyo ah oo muqdisho lagu qabtay
Muqdisho-(SONNA)-Munaasabad lagu taagerayo doorashooyin qof iyo cod ah oo uu soo qaban qaabiyay wasiirka wasaaradda gaashaandhigga XFS mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa lagu qabtay magaalada Muqdhigo. Munaasabaddan ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka mid ah labada gole ee dowladda, maamulka gobolka Banaadir , ururrada bulshada iyo boqolaal shacab ah oo taageersan in ay dalka…