NISA oo ka digtay in loo dhago nuglaado Al-Shabaab
Qoraal ay soo saartay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka oo marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan (NISA) ayaa digniin culus u dirtay ganacsatada, dallaalliinta, iyo darawallada gaadiidka ee isku daya in ay u dhego-nuglaadaan amarada kasoo baxa kooxda Alshabaab oo ay kamid yihiin bixinta waxay ugu yeertay lacagaha baada ah. Tallaabadan ayaa qeyb ka…