Guddiga garsoorka ee aqalka sare oo yeeshay kulan gaar ah

Muqdisho: Guddiga Garsoorka, Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah, ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo ay ku falanqeynayaan hannaanka akhrinta iyo sixitaan lagu samaynayo Hindise sharciyeedla kaalmo sharciyeedka Federaalka. Kulanka oo ay shir guddoominaysay Guddoomiyaha Guddiga Sanatar…

Read More

Golaha Shacabka Soomaaliya oo ansixiyay gudi cusub

Muqdisho: Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeeshay Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa cod Aqlabiyad leh ku ansixiyey Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo ay maanta horgeysay Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya. Dhinaca kale Wasiirka qoyska iyo horumarinta xuquuqul insaanka…

Read More

Raysal Wasaare Xamse oo magacaabay agaasimayaal guud

Muqdisho: Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta iyo Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoloojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Agaasimiyaasha Guud ee la magacaabay ayaa kala ah;Mudane Faarax Cabdinuur Axmed, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta. Mudane Mahdi Sheekh Cabdullaahi…

Read More

Xildhibimaada Jubbaland ee federaalka oo digniin culus u diray dowlada federaalka

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya  ku metala Maamul Goboleedka Jubaland ayaa digniin culus u diray Dowlada Soomaliya, iyagoona si gaar ah uga digay qorshaha dhismaha maamulka jubaland-ta cusub ee Garahaarey laga sameynayo. Xildhibaanada warqada digninta ah ku saxiixan oo tiradoodu tahay 34 waxay ka digayaan in Dowladu sii wado faragelinta siyaasadeed ee Gobolka Gedo…

Read More

US supports Somalia in strengthening and developong its judicial institutions

MOGADISHU: Somalia has officially unveiled its new Justice Sector Integrated Electronic Case Management System (IECMS). The system, a collaborative effort with the U.S. government, is designed to enhance efficiency, transparency, and accountability across the nation’s entire criminal justice chain. The new digital platform was formally introduced during a high-level demonstration in Mogadishu on October 9, 2025….

Read More

Maraykanka oo Soomaaliya ka taageeraya horumarinta haya’addaha garsoorka

Muqdisho: Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Nidaamkeeda cusub ee Caddaaladda “Integrated Electronic Case Management System” (IECMS). Nidaamkan oo hirgelintiisa ay iska kaashanayaan Dowladda Soomaaliya iyo dowladda Mareykanka ayaa loogu talagalay in lagu wanaajiyo hufnaanta, daah-furnaanta, iyo isla xisaabtanka guud. Hanaankan cusub oo dhijitaalka ah ayaa si rasmi ah loogu soo bandhigay magaalada Muqdisho,iyadoo…

Read More

Soomaaliya: Wasiirka Ganacsiga iyo Warsahadaha oo shir muhiim ah kaga qeyb galay Nairobi

Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliyeed, Maxamuud Aadan Geesood ayaa gaaray magaalada Nairobi ee Kenya. Wasiirka ayaa manta si rasmi ah uga qeybgalay Shirka 24-aad ee Hoggaamiyeyaasha Dalalka Xubnaha ka ah COMESA, isaga oo halkaas ku matalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Shirka, oo lagu qabtay…

Read More

Jubbaland oo uga diginin adag u dirtay Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya

Ka dib shirki golaha wasirada ee Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ka dhacay magaalada kismaayo, caasimada dowlad goboleedka kaasoo uu gudoominaayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Ahmed Mohamed Islam ayaa laga soo saaray war saxaafadeed. Warsaxaafadeedka ayaa loogu digay Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya inay ka deyso faragelinta ay ku heyso Gobolka Gedo oo uu ka arimiyo…

Read More