AU appoints ex-Somali prime minister to lead peace mission in South Sudan

Mogadishu: The African Union has appointed former Somali Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali Gas as its new Special Envoy and Head of Mission to South Sudan, assigning him with leading mediation and peacebuilding efforts in a nation teetering on renewed conflict. The Chairperson of the African Union Commission, Mahmoud Ali Youssouf, officially welcomed Dr. Gas…

Read More

IMF, Somalia agree on $30 million credit facility improvement to support reforms

Mogadishu: confirmed reports have said that the International Monetary Fund (IMF) and the Federal Government of Somalia have come to a staff-level agreement on the fourth review of the country’s Extended Credit Facility (ECF), which has paved the way for the possible release of US$30 million in new funding to strengthen ongoing economic reforms and…

Read More

Former Somali president condemns arrest on Himilo TV executives

Mogadishu: Former President Sharif Sheikh Ahmed on Sunday strongly condemned the arrest of Himilo TV Director Ahmed Mohamed Aden and his Deputy Director Khadar Abdirahman Ibrahim. The two journalists are being held at the Waabari District Police Station in Mogadishu. In a statement posted on his Facebook page, Sharif Sheikh Ahmed expressed regret over the…

Read More

Wasiirka Isgaarsiinta Soomaliya oo kulan la qaatay wafdi ka socday Hay’adda QM ee Mashaariicda

Muqdisho: Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay ee Mashaariicda 𝗨𝗡𝗢𝗣𝗦 oo uu horkacayey Ala’a Nemer, oo ah Agaasimaha Guud UNOPS ee Soomaaliya. Kulanka ayaa lagu falanqeeyay horumarinta adeegyada dhijitaalka ah ee dowladda, xoojinta kaabayaasha isgaarsiinta, iyo kor…

Read More

Wasiirka Qoyska oo la kulantay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qatar

Dooxa: Wasiirka wasaaradda Qoyska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzuumi oo ku guda jirta safarkeeda dalka aan walaalaha nahay ee Qatar, ayaa maanta kulan la yeelatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Qatar mudane Maryam bint Cabdulla Al-Attiyah. Wasiir Khadiija Maxamed Al-Makhzuumi iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa maanta kulan la yeeshay…

Read More

Hawlwadeenada hay’adda Duulista Rayidka ee Soomaaliyeed oo tababar uga bilowday Tanzania

Daarusalaam: Hawlwadeeno ka tirsan hay’adda duulista rayidka ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliyeed oo safar Shaqo ah ku jooga magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania ayaa maanta tababar uga bilowday halkaa. Tababarka ayaa daaran dadaal xirfadooda sare loogu qaadayo, waxaana tababarka oo ay ka qayb galeen 25-shaqaale ah furay safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Tanzania…

Read More

Maxay tahay dooda so socota ee Goolaha Aqalka Sare ee Soomaaliya?

Muqdisho: Senatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya khilaafka siyaasadeed ee xoogan ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo maamulada Puntland iyo Jubbaland. Dooddan ayaa ku saabsan kaalinta Aqalka Sare ee xal u helidda khilaafaadka siyaasadeed ee dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada xubnaha ka ah federaalka, iyadoo lagu saleeyay warbixin rasmi…

Read More

Xog: Jubbaland oo dacwad ka gudbisay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya

Dowladda Jubbaland ayaa cabasho rasmi ah u gudbisay Qaramada Midoobay, taas oo ka dhan ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ku eedeysay faragelin toos ah iyo burburin lagu hayo maamulka Jubbaland, gaar ahaan gobolka Gedo. Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan, oo ku sugan gobolka Gedo, ayaa kulan fogaan-arag ah la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan…

Read More