Booliska oo Sheegay inay Xiri doonaan ciddi aflagadeyso madaxda Dowladda

Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa digniin adag kasoo saaray sumcad-dil iyo aflagaado loo geysto madaxda dalka, iyo sidoo kale ku xadgudubka diinteenna suuban, kadib markii ciidanku ay xabsiga dhigeen dhallinyaro muddooyinkii dambe baraha bulshada ku faafinayay muuqaallo iyo qoraallo liiddi ku ah madaxweyne xassan shiikh. Afhayeenk booliiska oo muqdishu kula hadlay warbaahinta isniinta maant ah ayaa…

Read More

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay safiirka Sudan ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Sudan u fadhiya Soomaaliya Mudane Abdelrahman Khalil Ahmed Afandi, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee u dhexeeya labada dal iyo fursadaha cusub ee iskaashi dhinacyada kala duwan leh. Danjire Abdelrahman ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed uga mahad…

Read More

Soomaaliya iyo UK oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Horumarinta ee Safaaradda Boqortooyada Ingiriiska u qaabbilsan Soomaaliya, Mudane Chris Pycroft. Kulankan oo ku qotomay xoojinta wada shaqaynta horumarka, ayaa lagu lafaguray hirgelinta Qorshaha Isbadelka Qaranka (NTP 2025-2029), oo si rasmi ah loo daahfuri…

Read More

Golaha shacabka oo ansixiyay sharciga hay’adaha maaliyadda

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulankood caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho manta ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka sharciga hay’adaha maaliyadda. Hindise sharciyeedkan ayaa waxaa oggolaatay 142, hal xildhibaanna waa uu aamusay. Sidoo kale, mudanayaasha ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka shirkadaha caymiska, waxaana ogolaatay 142-xildhibaan, hal xildhibaan ayaa diiday wax ka aamusay ma…

Read More

Wasiirka Maaliyada ee xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya oo bogaadiyay meel-marinta hindiso-sharciyeedyo muhiim u ah horumarinta maaliyadda

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa u mahadceliyay Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta meel-mariyay 3 Hindiso-Sharciyeed oo muhiim u ah hannaanka horumarinta maaliyadda dalka. Sharciyada maanta la ansixiyay ayaa kala ah 1 ‘Wax-ka-badalka Sharciga ka hortagga lacag dhaqidda iyo maalgalinta argagixisada, 2 ‘Wax-ka-badalka Sharciga Hay’adaha Maaliyadda,3 ,Hindise Sharciyeedka Caymiska, Sadexdaan shari ayaa…

Read More

Wasiirka arrimaha gudaha oo daah-furay xeerka aqoonsiga qaxootiga iyo magan-gelyo doonka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa si rasmi ah u daah-furay xeerka aqoonsiga qaxootiga iyo magan-gelyo doonka, ka dib munaasbad ka dhacday xarunta hay’adda qaxootiga iyo barkacayaasha Qaranka Soomaaliyeed. Wasiir Cali Xoosh ayaa sheegay in xeerka qaxootiga iyo magan-gelyo doonka uu xaq u siinayo in ay dalkeenna ku…

Read More

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay danjire James Swan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan. Kulanka ayaa looga hadlay wadashaqeynta dowladda iyo hey’adaha Qaramada Midoobay, teegaarada qorshaha dowladda ee doorashooyinka qof iyo cod, hawlgalka cusub ee Midowga Afrika AUSOM. Ra’iisul…

Read More