Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad oo daahfuray shirweynaha Xaquuqul Insaanka
Ra”iisul wasaare ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daahfuray shirweynaha Qaranka ee Xuquuqda Aadanaha oo markii ugu horreysay lagu qabanayo Soomaaliya. Shirkan oo ayaa soo qaban qaabisay wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul insaanka ayaa looga hadlayaa ilaalinta iyo hormarinta arrimaha Xuquuqul Aadanaha,waxana ka qeygalay wasiirro, xildhibaanno katirsan…