Qaza caruur badan oo qabow dartii u dhimatay
Wararka ka imaanaya Qasa ayaa sheegaya in carruurta halkaasi ku nool ay u dhiimanayaan qabow daran oo deegaannadaasi ka dhacaya. Dadka reer Qasa oo u badan dad ka barakacay guryahoodii ama la dumiyay ayaa bannaanada ku wajahaya dhaxan iyo qabow daran taasoo hadda keentay in carruurta yaryar ee qaarkood maalmaha jira ay u geeriyoodaan. Qoysas…