Dagaal Xoogan oo u dhaxeeya laba beelood oo deris ah ayaa ka Qarxay Degmadda Luuq ee Gobalka Gedo
Dagaal culus ayaa maanta ka qarxay degmadda Luuq ee gobolka Gedo, kaas oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo wada daga degaanka. Dagaalka ayaa sababay khasaare naf iyo maalba leh, iyadoo rasaas joogto ah iyo hub culus laga maqlayo guud ahaan magaalada. Dhinacyadda dagaalamaya ayaa isku adeegsanaya hubka kala duwan, waxaana la soo sheegayaa in…