Madaxweyne Ciro oo Hargeysa ka Furay Shir Muhiim ah
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa daah-furay Shirka Beeralayda Somaliland oo lagaga tashanayey kaalinta lama illaawaanka ah ee ay beeruhu kaga jiraan horumarka iyo dhaqaalaha. Shirkani wuxuu ahaa mid beeralayda lagu dhiirrigelinayey in ay kordhiyaan wax soo saarkooda, si looga maarmo ku-tiirsanaanta cuntada dibedda laga soo waarido. Shirkan oo ay soo abaabushay Wasaaradda…