Puntland oo shaacisay in talisyo badan iyo hub kala wareegeen Daacish
Taliska ciidamada difaaca dowladda Puntland oo faahfaahin ka bixiyay hawlgalladii u danbeeyay ee buuraha Calmiskaad l, ayaa shaaciyay in ay ilaa lix talis ka saareen dagaallamayaasha Argagixisada ISIS. Taliyaha ciidanka Kumaandada ee PMPF G/dhexe Maxamuud Shire Maxamed oo ka warbixiyay hawlgalladaasi ayaa sheegay in ciidamada oo hawlgal qorshaysan ka sameeyay togga Geel-lagu-qal ay gacanta ku…