Howlgalo khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howgal qorsheysan oo saacadahii lasoo dhaafay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen tuulooyin hoostaga deegaanka Laba garas ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka ayaa la tilmaamay in ciidamadu ku beegsabadeen xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo isku aruursanaayay meel u dhaw tuulada lagu magacaabo Sumadaale oo hoostagta deegaanka Laba garas….