Wasaarada Arimaha Gudaha oo ka soo Horjeesatay Go’aankii Dowlad Goboleedka Puntland
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay tallaabada uu qaaday Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ee ku saabsan hirgelinta nidaam aqoonsi gaar ah, taasoo ay DFS ku tilmaamtay mid baalmarsan sharciga, kuna ah xadgudub mas’uuliyadeed iyo mid ka dhan ah hab-raaca dowladnimada dalka. War rasmi ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka…