Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Qaabilay Xubin Sare oo Ka Tirsan Golaha FIFA
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Mudane Suleyman Xasan Waaberi, oo ah xubin sare oo ka tirsan Golaha FIFA isla markaana ah Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta ee dalka Jabuuti. Kulankan waxaa sidoo kale ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Maxamed Cabdiqaadir Cali,…