
Wasiirka Shaqada Soomaaliya oo Kulan La Yeeshay Mas’uul Sare oo Sacuudi ah si Loogu Xoojiyo Iskaashiga Shaqo Abuurka iyo Horumarinta Bulshada
RIYADH, Boqortooyada Sacuudi Carabiya – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Riyadh Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Horumarinta Bulshada ee Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Dr. Abdullah bin Nasser Abuthnain. Kulankan muhiimka ah ayaa lagu falanqeeyay xoojinta xiriirka labada dhinac, gaar…