
Safiirka cusub ee UK usoo magacowday Soomaaliya oo xafiiska la wareegay
Muqdisho, Soomaaliya:- Charles Nicholas King, oo bishii labaad ee sannadkan loo magacaabay safiirka Boqortooyada Midowday ee UK u qaabilsan Soomaaliya, ayaa si rasmi ah xilkiisa ula wareegay, sida uu ku shaaciyay qoraal uu ku daabacay bartiisa X (horey Twitter). Ambassador King ayaa beddelay Michael Nithavrianakis, oo xilka hayay tan iyo markii la magacaabay bishii May…