Ugu yaraan 30 Qof oo Ku Dhintay Duqeyn iyo Rasaas Ay Ciidamada Israa’iil Ka Geysteen Agagaarka Xarun Gargaar oo Ku Taalla Rafax
Rafax, Koonfurta Gaza – Juun 2, 2025: Ugu yaraan 30 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen, in ka badan 150 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii ciidamada Israa’iil ay rasaas iyo duqeyn ka fuliyeen meel u dhow xarun lagu qeybiyo gargaar oo ku taalla magaalada Rafax ee koonfurta Marinka Gaza, sida ay sheegeen…