
Duqayn Cirka ah oo Lagu Dilay Sarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab
Wararka ka imanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in duqayn dhinaca cirka ah oo lala beegsaday xarun ay kooxda Al-Shabaab ku lahayd deegaanka Ceel-Bacad lagu dilay Yuusuf Dhignaas, oo ka mid ahaa xubnaha kooxda. Sida wararku sheegayaan, duqaynta ayaa ka dhacday xilli ay kooxda Al-Shabaab si khasab ah ugu yeertay dad shacab ah, si ay uga…