Soomaaliya: Wasiir Fiqi oo Sheegay in al-Shabaab iyo ISIS awoodoodii la wiiqay
Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ku dhawaaqay in kooxda argagixisada ee Al-Shabaab si weyn loo wiiqay awooddooda kadib muddo laba sano ah oo howlgal militari oo ballaaran ay hoggaaminaysay dowladda Soomaaliya, laguna garab socodsiiyay istiraatiijiyado lagu beegsaday dhaq-dhaqaaqyadooda maaliyadeed iyo faafinta afkaarahooda…