Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Yemen ee Soomaaliya

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Dowladda Yemen u fadhiya Soomaaliya, Mudane Fadel Cali Axmed Al-Xanak, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee dhinacyada bulshada iyo xuquuqul insaanka. Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray…

Read More

Maxay ka wadahadleen wasiirka arrimaha dibada iyo safiirka Shiinaha ee Soomaaliya?

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal. Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray kor u qaadidda iskaashiga dhinacyada horumarinta,…

Read More

Mareykanka oo markale kuceliyay inuusan bixin doonin miisaaniyada Howlgalka AUSSOM

Dowladda Mareykanka ayaa markale waxa ay ku celisay diidmadeedi ku aadan inaysan diyaar u ahayn maalgelinta Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, oo laga rabay inuu bixiyo $96 Milyan waxaase uu saluug ka qabaa qaab dhismeedka howlgalka. Sida laga soo xigtay ilo diblumaasiyadeed oo ay soo xigatay Africa Intelligence, kulan fool ka fool ah oo dhawaan…

Read More

Wasiirka Shaqada Soomaaliya oo Kulan La Yeeshay Mas’uul Sare oo Sacuudi ah si Loogu Xoojiyo Iskaashiga Shaqo Abuurka iyo Horumarinta Bulshada

RIYADH, Boqortooyada Sacuudi Carabiya – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Riyadh Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Horumarinta Bulshada ee Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Dr. Abdullah bin Nasser Abuthnain. Kulankan muhiimka ah ayaa lagu falanqeeyay xoojinta xiriirka labada dhinac, gaar…

Read More

Muxuu Madaxweyne Ciro kala hadlay wakiilka Itoobiya?

HARGEYSA – Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax-bannaanida ee Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada wakiilka Dowladda Federaalka Itoobiya u fadhiya Somaliland, Mudane Teshome Shunde Hamito. Kulankan oo ay goob-joog ka ahaayeen Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Daahir Aadan, ayaa diiradda lagu…

Read More

Maraykanka oo xoojinaya howlaha Milatari ee saldhigga uu ku leeyahay Balidoogle

BALEDOGLE – Koox farsamo oo ka tirsan guutada 152-aad ee Ciidanka Mareykanka ee ka hawlgala Geeska Afrika ayaa bilaabay hawlo ballaaran oo lagu xoojinayo adeegyada caafimaad ee saldhigga milatari ee Baledogle, iyagoo hirgeliyay xarumo caafimaad oo casri ah. Xarumahan cusub ayaa loogu talagalay in ay si degdeg ah ugu adeegaan askarta Mareykanka ee ku sugan…

Read More

Former Somali President Sharif Sheikh Ahmed Meets U.S. Ambassador to Discuss State-Building and Stability

Mogadishu, Somalia – Former President of Somalia, Sharif Sheikh Ahmed, held a high-level meeting on Sunday in Mogadishu with U.S. Ambassador to Somalia, Richard Riley, to deliberate on the country’s ongoing political and security landscape, with a strong emphasis on advancing Somalia’s state-building efforts. The meeting aimed to reinforce the longstanding diplomatic ties between Somalia…

Read More

Wasiirka ganacsiga oo la kulmay danjiraha Turkiga

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, kaasi oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa ahaa mid diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo…

Read More

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan Miro-dhal Ah la Qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Aljeeriya

Algiers, Algeria – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan miro-dhal ah magaalada Algiers kula yeeshay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Aljeeriya, Mudane Ibrahim Boughali, oo sidoo kale ah Guddoomiyaha Baarlamaannada Carabta. Kulankan ayaa qeyb ka ah booqashada rasmiga ah ee Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe uu ku joogo…

Read More