
Madasha Mucaaradka oo Soo dhaweysay sii dayntii Nabadoon Xaadoole
Muqdisho – Madaxda isbahaysiga mucaaradka ee Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa xalay magaalada Muqdisho kulan soo dhaweyn ah ugu sameeyay Nabadoon Xuseen Xaadoole, kaasoo muddo 33 maalmood ah u xirnaa Dowladda Federaalka Soomaaliya. Kulanka oo ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa hadal ka jeediyay xildhibaan Cabdirahmaan Cabdishakuur Warsame, oo ka tirsan mucaaradka, wuxuuna si adag u dhaliilay tallaabooyinka dowladda…