Raysal Wasaare Xamse oo Masar kula kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka Masar, ayaa la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika, Dr. Annette Weber, waxaana kulanka looga hadlay xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah, taageerada amniga, iyo horumarka laga gaaray dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga. Raysal…