Wargeyska

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Ansixiyeen Oddoroska Miisaaniyadda.

Fadhigii 6aad ee shirka golaha Wasiirrada Somaliland ayaa maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Maamulka Somaliland Ajandaha maanta la horkeenay Golaha Wasiirrada ayaa keliya ku koobnaa soo jeedinta Oddoroska Miisaaniyadda Qaranka ee Sannadka 2025-ka. Wasiirka Wasaaradda Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa Golaha Wasiirrada ka horjeediyey faah-faahin la xidhiidha qaab-dhismeedka Miisaaniyada 2025-ka. Miisaaniyadda Sannadka 2025-ka waxay ka…

Read More

ADDIS-ABABA

Sarkaal sare oo ka tirsan Milateriga Itoobiya ayaa saxaafada la wadaagay markii ugu horeysay Dalalka ay u aqoonsan yihiin Caddowgooda xili ay awal sarbeebi jireen. Sarkaalkaan oo ah Lataliyaha Ciidamada Milatariga Itoobiya Let-Alemshet Degefe.Generalkan ayaa carabka ku adkeeyay in Dalalka Masar iyo Eriteria inay yihiin Caddowgooda ay dunida ku leeyihijn. Dhanka kale Sarkaalkaan wuxuu uga digay…

Read More

SoDMA Commissioner meets Religious Scholars on Strengthening Humanitarian Efforts

The Commissioner of the Disaster Management Agency (SoDMA), Mr. Mahmoud Ma’allin Abdulle, convened a productive meeting with esteemed leaders from the Somali religious community. The meeting took place at the SoDMA headquarters and included Sheikh Aden Abuukar Osman, also known as Sheekh Sufi Yare, Chairman of the Supreme Council of Somali Religious Scholars, and Sheikh…

Read More

Somaliland: Madaxweyne ku xigeenka oo daah furay qeyb ka mida Isbitaalka Borama

Madaxweyne Ku xigeenka JSL Md.Maxamed Cali Aw Cabdi oo maanta daah furay Dhismaha Waaxda Gargaarka degdega ah iyo dhaawacyada Cusbitaalka guud ee Magaalada Boorama. Madaxaweyne Kuxigeenka JSL Md.Maxamed Cali Aw Cabdi iyo Wafti Balaadhan oo u hogaaminayo ayaa maanta socdaal hawleed ugu ambo baxay gobolada galbeedka Somaliland ayaa soo dhawayn loogu sameeyey deegaanka goroyacawl ee duleedka Boorama. Waxaana socdaalka…

Read More

Raysal Wasaare Xamse oo kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Maxamed El-amine Souef oo ay ka wada hadleen arrimo la xiriira hawlgalka Midowga Afrika. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta Iskaashi ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Midowga Afrika, iyo howlgalka cusub ee…

Read More

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiisyo is afgarad ah oo horumarineed

Biixi Imaan Cige, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuummadd Federaalka ah ee Soomaaliyeed ayaa kulan muhiim ah xarunta Wasaardda Maaliyadda kula yeeshay Maamulaha guud ee Sanduuqa Horumarinta Dhaqaalaha Saudi Arabia Suldaan Abdulrahman Al-Marshad iyo masuuliyiin ka tocotay Dowladda Saudi Arabia oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa diirradda lagu saaray hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya oo…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Furay Shirka sanadlaha ah ee Garsoorka Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay Shirweynaha sanadlaha ah ee Garsoorka dalka oo markiisii 7-aad lagu qabanayo magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa sheegay in dib-u-eegista iyo dhameystirka Cutubka 9-aad ee Dastuurka ay aasaas u tahay helidda nidaam garsoor oo la jaanqaadaya baahiyaha bulshada iyo dib u kabashada…

Read More

Somali forces shot down ISIL’s nine explosive drones

Puntland security forces cut off and destroyed nine explosive-laden drones during ongoing anti-ISIS operations in the Al-Miskat mountains on in northeastern Somali regions of Bari of the state administration today 13 January 2025. The Puntland Counterterrorism Operation reported that regional forces have been carrying out intense airstrikes targeting a major ISIS command post hidden within…

Read More