
Madaxweyne Xassan Sheekh oo dhaawacyada macawisleyda iyo xooga dalka Isbitaalada Muqdisho ku booqday
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr Xassan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dhaawacyada Ciidamada Qaranka iyo kuwa halyeeyada xaq u dirirka ah ee Macawisleey ee ku jira Isbitaalka Xoogga dalka iyo qaar kamid ah Isbitaallada gaarka loo leeyahay si uu ula socdo xaaladooda caafimaad. Madaxweynaha ayaa mid mid u dul istaagay dhaawacyada Ciidamada oo xaaladdooda…