Muqdisho-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta dib u furtay qaar ka mid ah waddooyinka magaaladda Muqdisho oo qaarkood 15 sano u xirnaayeen sababo amni.
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan guddoomiyaha gobolka Banaadir, wasiirka amniga iyo taliyeyaasha NISA iyo Booliska ayaa furay 52 wado oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha caasimada.
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in furitaanka waddooyinkan ay hordhac u yihiin kuwa kale oo la furi doono maalmaha soo socda. “Waxaa billownay in aan furno 52 jid oo ah wajiga caasimadda, kuwa kale ee dhimman waa furi doonaa dhawaan” ayuu yiri Ra’iisul wasaare Xamse.
Furitaanka waddooyinka qaar ee Muqdisho ayaa lagu micneeyay in lagu yareynayo jaamka daran ee ka jiro gobolka Banaadir iyo in guul laga gaaray sugidda amniga caasimadda.



Yo, just stumbled onto vin88win. It’s pretty slick and has more stuff than I expected. Definitely worth a look if you’re checking out different sources. Just sayin’: vin88win
Phdream8, eh? Trying to get that lucky login. The process is pretty straightforward, got in without a fuss. Give it a spin: phdream8 login
Fortunesnakebr, alright, let’s see what you got! Heard they got some cool slots. Trying my hand at a few. Fingers crossed! Good vibes so far!. fortunesnakebr