Dhaq dhaqaaq ciidan oo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda Mudug

Xarardheere– wararka ka imaanaayo magaalada xarardheere ee gobolka mudug ayaa sheegaya in Ciidanka Dowladda ee ku sugan magaalo xeebeedka Xarardheere ay halkaas ka fuliyeenhowl gallo ciidan kuwaaso oo loogu sugaayo amniga, sida ay u sheegeen masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada. Saraakiisha ayaa ku sheegay howlgaladan inay yihiin kuwa looga hortagayo weerarro suuragal ah oo ay…

Read More

Howlgal Ka Dhan Ah Al-Shabaab oo Baydhabo ka dhacay

Baydhabo – sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa xalay howlgal amni ka sameeyay magaalada Baydhabo, waxaana lagu soo qabqabtay dhalinyaro looga shakiyay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.  Howlgalka oo ka dhacay xaafadaha magaalada ayaa sababay in xaafado badan oo Baydhabo ka mid ah…

Read More

Booliska oo Sheegay inay Xiri doonaan ciddi aflagadeyso madaxda Dowladda

Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa digniin adag kasoo saaray sumcad-dil iyo aflagaado loo geysto madaxda dalka, iyo sidoo kale ku xadgudubka diinteenna suuban, kadib markii ciidanku ay xabsiga dhigeen dhallinyaro muddooyinkii dambe baraha bulshada ku faafinayay muuqaallo iyo qoraallo liiddi ku ah madaxweyne xassan shiikh. Afhayeenk booliiska oo muqdishu kula hadlay warbaahinta isniinta maant ah ayaa…

Read More

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Ansixiyeen Oddoroska Miisaaniyadda.

Fadhigii 6aad ee shirka golaha Wasiirrada Somaliland ayaa maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Maamulka Somaliland Ajandaha maanta la horkeenay Golaha Wasiirrada ayaa keliya ku koobnaa soo jeedinta Oddoroska Miisaaniyadda Qaranka ee Sannadka 2025-ka. Wasiirka Wasaaradda Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa Golaha Wasiirrada ka horjeediyey faah-faahin la xidhiidha qaab-dhismeedka Miisaaniyada 2025-ka. Miisaaniyadda Sannadka 2025-ka waxay ka…

Read More

Guddoomiyaha BF oo kulan la yeeshay guddiga doorashooyinka qaranka

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, waxaanna Guddoomiyaha Guddiga Cabdikariin Axmed Xasan uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka u faahfaahiyay shaqooyinka guddiga gaar ahaan waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii la magacaabay iyo sidoo…

Read More