Soomaaliya: Kulan amniga ku saabsan oo Muqdisho ka dhacay

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi [Asad Diyaano] ayaa shir gudoomiyey kullan Saraakiisha Amaanka ee Gobalka Banaadir ugu diyaar garoobayaan sugidda Amniga Doorashooyinka Dalka.

Kullanka ayaa intii uu socday looga hadlay Doorka Ciidamada Boliiska uga aadan sugidda Amniga muwaadiniinta, waxaana uu Taliyuhu Saraakiisha faray in Ciidamadu shacabka markasta ka dhigtaan wehelkooda koowaad kana fogaadaan waxkasta oo lid ku ah hab dhaqanka wanagsan ee looga bartay.

waxaa kulanka ka soo qeyb galay saraakiisha ugu sareeysa ee ciidamada booliska Soomaaliyeed, taliyaha booliska ee Gobolka Banaadir

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *