Shacabka Falastiin iyo kuwa Israa’iil u dabaal dagay heshiiska la gaaray

 Shacabka Reer Fastiin iyo kuwa reer israa’iil ayaa tan iyo xalay ilaa maanta waxay wadaaan isu soo baxyo ay ugu dabaal degaayaan madaama dagaalkii Qaza heshiis laga gaaray,lyaadaa labada dhinac aykala saxiixdeen heshiis.

Shacabka reer Qaza ayaa xalay markii ay maqleen heshiiska xabad joojinta duraba waxay isugu soobaxeen laamiyada iyagoona bilaabay isla xalay inay u dabaal degaan qorshaha nabada ee laga hirgelinayo dhulkooda madaama uu dhiig bax ku socday isamarakana aanay jirin cid ka calin karta,

Dadka dabaal degaya waxaa ku jiro dhalinyaro yar yar kuwaasoo labada dhinacba ay muujiyeen sida ay ugu farxeen qorrshahaan nabada ee la isla qaatay taasoo socotay ilaa laba sano markaasoo duqeymo xaga cirka ah ay ku socotay shacabka reer Qaza.

Wajiga Labaad waxaa lagu wadaa in la galo sii deynta maxaabniista ,sidoo kale  shirka Qaramada Midoob ayaa lagu wadaa in lagu soo hadal qaado heshiisnani taariikhig aah ee lagu soo ajaray colaadii ka dhex taagneyn Muslimiinta iyo Yuhuuda taasoo galaaatay nolosha 60-kun dad ka badan oo reer Qaza ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *