
Ciidamada dowladda oo isbaarooyin sharci daro ah burburiyay
Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa galinkii dambe ee Shalay howlgallo lagu qaadayo isbaarooyinka ka fuliyay inta u dhaxeysa magaalooyinka Baledweyne iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan. NISA ayaa sheegtay in howgalada ay ku burburiyeen ilaa 16 isbaaro oo dhamaantood ahaa kuwa sharci daro, islamarkaana lagu dilay laguna dhaawacay qaar ka mid ah…