Wasiirka cadaaladda iyo Dastuurka oo la kulmay danjiraha Turkiga 

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Danjiraha Dowladda Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş. Kulanka oo ay ka qeyb ka ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Cadaaladda iyo Taliyaha Hogaanka Baarista Dembiyada (CID), Col. Muxyidiin Axmed Cismaan, ayaa lagu lafaguray xoojinta…

Read More

DEG DEG: TIRO HOOBIYEYAAL AH OO LGU GARAACAY GAROONKA AADAN CADDE EE MUQDISHO.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyeyaal ah oo goordhow lagu garaacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde xilli haatan la sugayo inuu kasoo dago ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed oo maanta wada-hadallo la yeelan doono madaxweynaha Soomaaliya.Hoobiyeyaasha qaar ayaa la sheegay inay ku dhaceen nawaaxiga xerada Xalane oo uu ku dhex-yaallo garoonka, waxaana…

Read More

Ciidamada Daraawiishta Puntland oo deegaanno hor leh kala wareegay Khawaarijta Daacish

Ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaannada Dararmadoobe, Curaar iyo buuraha afarta koone ee dhaca deegaanka Gaatir Oodan ee buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari. Deegaannada ciidamada Daraawiishta Puntland ay qabsadeen ayaa ahaa talisyo iyo difaac muhiim ah oo dagaalamayaasha Daacish ay isku diyaarinayeen sannado badan. Waxaana ciidamadu ugu tageen gaadiid iyo…

Read More

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚𝐨𝐨𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚𝐈𝐬𝐛𝐞𝐝𝐝𝐞𝐥𝐤𝐚𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan gaar ah, ayaa ansixiyey Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP-2025-2029), si loo xaqiijiyo hiigsiga horumarineed ee dalkeenna u jiheystay. Kulanka Golaha oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sidoo kale ansixiyey Xeerka Dhismaha Xarunta Qaran ee Horumarinta Reer Miyiga iyo…

Read More

Somaliland oo Bilowday Olole Lagu Masaafurinayo Dadka Itoobiyaanka ah

Xukuumadda Somaliland ayaa qaaday olole lagu qabqabanayo dadka Itoobiyaanka ah ee aan sharciga haysan si loogu celiyo dalkoodii. Ciidamada booliiska magaalada, oo wata baabuurta shabaqa leh ee maxaabiista lagu qaado, ayaa saaka lagu arkay goobaha suuqyada iyaga oo qabqabanaya dadka Itoobiyaanka ah ee sharci la’aanta ku jooga Somaliland.Inkasta oo ay jiraan dad badan oo Itoobiyaan…

Read More

Taliyaasha ciidanka Qaranka Soomaaliyo iyo Itoobiya oo war-murtiyeed wadajir ah soo saaray

Taliyaasha ciidanka Qaranka ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa si wadajir ah soo saaray war-murtiyeed ku Saabsan xaaladda labada dal. Arintan ayaa imaaneysa ka dib markii wafdi uu hogaaminayo taliyaha ciidamada xooga dalka Ethiopia Field Marshal Birhanu Jula, oo uu wehlinayo taliyaha sirdoonka qaranka Ethiopia Redwan Hussein soo gaaray magaalada…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Tripoli ee Dalka Liibiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya, halkaas oo uu ku tagay booqasho rasmi ah oo lagu xoojinayo xiriirka labada dal. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Tripoli, ku soo dhaweeyey madaxda sare ee dowladda Liibiya, waxa…

Read More