Danjire Mohamed Zubeyr oo la kulmay Madaxa Jamhuuriyadda Tatarstan ee dalka Ruushka
Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Ruushka Mudane Mohamed A. Zubeyr ayaa kulan heer sare ah la qaatay Madaxa Jamhuuriyadda Tatarstan ee dalka Ruushka Mudane Rustam Minnikhanov. Kulanka labada dhinac waxaa looga wada hadlay arrimo badan oo dhanka ganacsiga iyo wax wada qabsiga,kaas oo ay ka faa’iidaysan doonaan Tatarstan iyo Soomaaliya. Danjire Zubeyr ayaa muddooyinkaan aad…