
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐤𝐮 𝐚𝐚𝐝𝐝𝐚𝐧 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐝𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliyeed Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo ku aaddan currashada Bisha Barakaysan ee Ramadan u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan muslimiinta caalamka. Bisha Ramadaan waa fursad muhiim ah oo lagu xoojiyo midnimada, walaalnimada, iyo isu naxariisashada bulshada. Raysal wasaaraha ayaa ka codsaday ummadda soomaaliyeed intooda wax heysata inay taageeraan…