Ciidamo ka tirsan Kuwa Dowlafa Somalia ayaa la sheegayaa inay goor dhaw oo saala ah xoog ku galeen guri uu Muqdisho ka degam yahay Jen.Xassan Jaamici oo ka kid ah kumaandooska Gor-Gor.
Warar aan helnay ayaa tilmaamaya in Ciidamada Dowladu guriga Sarkaalka kala baxeen gaari nuuca gaashaaman ee loo yaqaan Pepaha lamana yaqaan sababta .
Talaabada ciidamada Dowlada qaadeen waxay ku soo aadeysaa xili dhawaan Taliyaha Ciidamada Xoogga Odawaa uu amray in lala wareego gaadiidka,dharka iyo agab kasta oo ciidamada Dowladu leeyihiin ee gacanta ugu jira askar ama saraakiisha aan hada shaqada u heyn qaranka
Lama yaqaan Sarkaalkaan inuu ka baxay Saraakiisha Dowlada u diiwaan gashay sidoo kale lama oga wax dacwo ah oo lagub oo oogay taasoo keeni karta in gurigiisa ciidamadu weeraraan.