Ciro oo Wareegto ku Magacaabay xilal kala duwan

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 13/01/2025 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-029 /012025 uu ku magacaabay masuuliyiin cusub. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markii aan arkay: Qoddobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markii aan arkay: Aqoontooda, kartidooda, iyo waayo-aragnimadooda; Markii aan…

Read More

Wafdi uu hogaaminaayo wasiirka amniga ee Soomaaliya oo gaaray Ciraaq

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janaraal Abdalla Abdalla iyo masuuliyiin kale ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq. Wafdiga waxaa si diirran ugu soo dhoweeyay magaalada, Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas Ridwaan Xirsi Maxamed…

Read More

Puntland oo soo xirtay mid ka mid ah burcad badeedii afduubatay markabkii MV Abdullah

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug ayaa xaqiijinaya in ciidamada booliska ee gobolku ay ku guulaysteen qabashada mid ka mid ah kooxdii qabsaday Markabkii MV Abdullah ee laga Lahaa dalka Bangaladesh. Taliska Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in hawlgal ay ciidanku ka fuliyeen magaalada Galkacyo lagu soo qabtay Cali Axmed Cali Shirwac da’diisa…

Read More

Qunsiliyadahii Itoobiya ee Hargeeysa iyo Garoowe oo si toos ah loo hoos geeyay safaarada Muqdisho

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cadaysay in xal rasmi ah laga gaaray qilaafkii ka taagnaa qunsuliyadaha Itoobiya ay ku lahayd magaalooyinka Garowe ee Dowlad Goboleedka Puntland iyo tii Hargeeysa ee Maamulka Soomaaliland oo ay dowladda hadda ka hor amartay in la xiro. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xiriirka Caalamiga ah Soomaaliya ayaa xaqiijisay in labada…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Xukuummadda Soomaliya oo la kulmay madaxa Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminaayo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Ambassador Souef Mohamed El-Amine. Wasiirka iyo Wakiilka Midowga Afrika ayaa ka wadahadlay Iskaashiga labada dhinac, bilowga hawlgalka cusub ee AUSSOM, iyo taageerada Midowga Afrika uu…

Read More