Madaxweyna Xasan Sheekh oo gaaray Kampala

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Uganda Mudane Yoweri Museveni. Booqashada shaqo ee uu Madaxwaynaha Jamhuuriyaddu ku tagay dalka Uganda ayaa ujeeddadeedu tahay sidii loo sii dardargelin lahaa dagaalka lagu cirirbtirayo Khawaarijta, iyada oo…

Read More

Somalia Expels Swedish Diplomat Over Allegations of Undermining Government’s Reputation

The Federal Government of Somalia recently expelled Anna Saleem Högberg, Sweden’s Deputy Ambassador and Head of Development Cooperation, following accusations that she had undermined the reputation of the Somali government. This decision came after serious allegations were levied against Högberg regarding her conduct and actions, which were believed to have damaged the image and dignity…

Read More

Cali Guudlaawe oo gaaray degaanka Masjid Cali Guduud (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kormeeray difaacyada ciidamada qalbka sida iyo xaq-u-dirirka deegaanka ee ku sugan degmada Cali Gaduud ee Gobalka Shabeellada Dhexe. Saraakiisha ciidamada qalabka sida ayaa ugu horeyn uga warbixiyay Madaxweynaha howlgalka dabar-goynta al shabaab iyo halka uu marayo. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dhiirogelin ugu tagay ciidamada…

Read More

Madaxweeynayaasha Kenya iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta Xiriirka Dibloomaasiyadeed iyo Iskaashiga Amniga

Madaxweynaha Kenya ayaa shaaca ka qaaday sida ay dowladdiisu uga go’an tahay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dhaqaale ee ay la leedahay Soomaaliya, taasoo salka ku haysa horumarinta ganacsiga iyo adkaynta amniga gobolka. Warkan ayaa yimid kaddib markii Madaxweynaha Kenya uu wadahadal dhanka taleefanka ah la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo si qoto…

Read More

Soomaaliya oo danjire cusub u magacowday dalka Aljeeriya

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Aljeeriya Mudane Axmed Attaf ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u joogi doono Aljeris mudane, Yuusuf Axmed Xasan oo loo yaqaan Yuusuf Jeego. Danjiraha Soomaaliya ee dalka Aljeeriya iyo wasiirka arrimaha dibedda ee dalkaasi ayaa ka wada sheekeystay xaaladaha guud ee dalka iyo xoojinta xiriirka labada dowladood. Danjire…

Read More

Ciidanka xoogga oo hawlgal ka dhacay jubadda hoose ku dilay xubno ka tirsan al-Shabaab

Ciidanka sida qaaska ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland ayaa maanta guul weyn ka soo hooyay howlgal ballaaran oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo lagu beegsaday kooxaha Khawaarijta. Howlgalkan oo si taxaddar leh loo qorsheeyay ayaa lagu bartilmaameedsaday goobo ay kooxda Khawaarijtu kaga sugnaayeen deegaanka Qabri…

Read More

Raysalwasaaraha XFS oo magacaabay Guddiga Qaran ee Taakuleynta Dagaalka lagula jiro argagixisada

Ka dib shirkii maanta golaha wasiirada ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ay ku yeesheen mgaalada Muqdisho ayaa Raysalwasaare Xamse Abdi Barre magacaabay gudi qaabilsan la dagaalanka argagixisada al-Shabaab iyo Daacish. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddiga Qaran ee Taakuleynta Dagaalka lagula jira kooxaha Khawaarijta ah ee Shabaab…

Read More