Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka qayb galay madasha diblumaasiyadda ee Antalya
Antalya, Turkiga โ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeybgalay furitaanka Madasha Diplomaasiyadda Antalya, oo ah mid ka mid ah fagaarayaasha caalamiga ah ee ugu weyn ee lagu gorfeeyo arrimaha amniga iyo siyaasadda. Madashan, oo sanad walba lagu qabto dalka Turkiga, ayaa sanadkan diiradda saareysa xoojinta iskaashiga caalamiga ah, is-dhaafsiga khibradaha…